Xafiiska Nootaayada Xamar waa xafiis bixiya adeegyo nootaayo, sida diyaarinta iyo xaqiijinta dukumentiyada, qorista heshiisyada, adeegyada la xiriira kala wareejinta hantida guurtada ah iyo hantida maguurtada ah iyo talo-bixin sharciyeed.
Waxaa la aasaasay 2006, xafiiskuna wuxuu bulshada ugu adeegaa hab xirfad leh oo nidaamsan.
Riix mid kamid ah 2-da adeeg ee hoose si aad u aragto macluumaadka, faahfaahinta iyo adeegyada buuxa.
Diyaarinta iyo xaqiijinta dukumentiyada, qorista heshiisyada, kala wareejinta hantida, talo-bixinta sharciga, iyo diiwaangelinta adeegga nootaayada ($10 USD).
Cabirka dhulka, calaamadeynta xuduudaha, naqshadeynta goobaha, GPRS Surveying casri ah, iyo diiwaangelinta sahanka ($10 USD).