Logo
XAFIISKA NOOTAAYADA XAMAR
Dr. Cali Yuusuf Xuseen
πŸ›οΈ XAFIISKA NOOTAAYADA XAMAR • AASAASAY 2006

XAFIISKA NOOTAAYADA XAMAR

Dr. Cali Yuusuf Xuseen Nootaayo Guud 18+ Sano oo Khibrad ah
Nootaayo • Adeegyo Sharciyeed • Talo-bixin Sharci
Kalsooni Hufnaan Saxnaan Masuuliyad

Xafiiska Nootaayada Xamar waa xafiis bixiya adeegyo nootaayo, sida diyaarinta iyo xaqiijinta dukumentiyada, qorista heshiisyada, adeegyada la xiriira kala wareejinta hantida guurtada ah iyo hantida maguurtada ah iyo talo-bixin sharciyeed.

Waxaa la aasaasay 2006, xafiiskuna wuxuu bulshada ugu adeegaa hab xirfad leh oo nidaamsan.

2006
Aasaaskii
18+
Sano Khibrad
100%
Sugnaan Sharci
Dr. Cali Yuusuf Xuseen
Nootaayo Guud
Notary Public Chambers
Aasaasay: 2006
Kayd Dijitaal & QR-Verified
DR. CALI YUUSUF XUSEEN
QAREEN & NOOTAAYO GUUD • AASAASAY 2006
NALA SOO XIRIIR — XAFIISKA NOOTAAYADA XAMAR
Sabti - Khamiis 8:00 AM - 5:00 PM

DOORO NUUCA ADEEG EE AAD RABTO

Riix mid kamid ah 2-da adeeg ee hoose si aad u aragto macluumaadka, faahfaahinta iyo adeegyada buuxa.

$10 • Riix Si Aad U Furto

πŸ›οΈ Adeega Nootaayada

Diyaarinta iyo xaqiijinta dukumentiyada, qorista heshiisyada, kala wareejinta hantida, talo-bixinta sharciga, iyo diiwaangelinta adeegga nootaayada ($10 USD).

Riix si aad u furto Nootaayada & Diiwaangelinta ($10)
$10 • Riix Si Aad U Furto

πŸ“ Adeega Cabirada Dhulka

Cabirka dhulka, calaamadeynta xuduudaha, naqshadeynta goobaha, GPRS Surveying casri ah, iyo diiwaangelinta sahanka ($10 USD).

Riix si aad u furto Sahanka Dhulka & Diiwaangelinta ($10)
Fadlan riix mid kamid ah 2-da adeeg ee kore si ay macluumaadkoodu hoos kuugu soo baxaan.
Nagala soo xiriir WhatsApp: +252616663934